dhoofin
-
soo dejin
-
bas yar
-
-
-
nambarka aay mashinta aqrinkarto
-
sanduuq
-
rar
-
raar ka dejin
-
baakad
-
xirmo
-
boorka sawrika
-
miisaan
-
boos
-
baqshad
-
saf
-
faaruq
-
wiish
-
darawal
-
boosteejada
-
gaadiidka
-
-
Saadka
-
Ma taqaanaa sida loo isticmaalo caafta?
-
Haa, waan la shaqeynayay muddo labo sano ah.
-
Ma ku heshay xirmadaadii waqtigii loogu talagalay?
-
Xirmaddeyda ayaa dib u dhacday hal toddobaad cimilada darteed.
-
Waqtigee ayuu darawalka u tagayaa Oulu?
-
Darawalku wuxuu u baxayaa Oulu 5ta fiidnimo.

