Soomaali

EspaƱol

Nadiifinta - Cleaning

nadiifiye

-

baaldi

-

isbuunyo

-

galoofyada

-

saabuun

-

caday

-

maro

-

xaaq

-

shukumaan

-

danbeel

-

burush xaaqid

-

bacda qashinka

-

dambiil

-

qashinka

-

tuubada

-

mashiin xaaqin ah

-

dhaqe

-

qalajiyaha

-

boodh

-

tirtire

-

nadiifinta ugu dambeysa

-

dhalaalin

-

jeermiska dila

-

warqad

-

adeegyada nadaafadda

-

nadiifinta sahayda

-

qalabka nadiifinta

-

nadiifinta xafiiska

-

Dhaqida baabuurta

-

Dhaq

-

faaruqin

-

nadiifin

-

taayirada

-

taayirka oo la beddelaya

-

nadiifinta gudaha

-

  1. Nadiifinta

  2. Ma bixisaa adeegyo nadaafadeed?

  3. Waxaan bixinaa adeegyada nadiifinta ugu fiican.

  4. Immisa saacadood ayey qaadataa in xafiiska la nadiifiyo?

  5. Waxay kuxirantahay cabirka, qiyaastii laba saacadood, celcelis ahaan.

  6. Qashinka dibedda ma u qaadi kartaa fadlan? Waa inaan shaqo tago.

  7. Hore ayaan usameeyay. Maalin fiican ku qaad shaqada.

  8. Dhaqida baabuurta

  9. Adeeg noocee ah ayaad u baahan tahay?

  10. Waxaan ubaahanahay inaan sifeeyo gaarigeyga sida ugu dhaqsaha badan uguna badalo taayirada jiilaalka.

  11. fraaqo maleedahay galabta?

  12. Runtii maahan, marka hore waa inaan aado meesha baabuurka lagu dhaqo ka dibna aan wax ka iibsado.


Xayeysiinta