-
cad
-
madow
-
bulug
-
casaan
-
jaalle
-
oranji
-
cagaar
-
bunni
-
guduudan khafiif
-
midab buluug-guduud
-
cawl
-
qafiif
-
mugdi
-
dahabi
-
qalin
-
Midabada
-
Waa maxay midabka aad ugu jeceshahay?
-
Midabkeyga aan ugu jeclahay waa casaan.
-
Midabkee ayuu leeyahay calanka Finland?
-
Calanka Finland wuxuu leeyahay midab buluug iyo cadaan ah.

