Rooms
Qolal
key
Furo
door
Albaab
hallway
hool
floor
dhulka
living room
qolka fadhiga
bedroom
qolka jiifka
television
telefishanka
carpet
rog
mattres
furaash
blanket
buste
couch
fadhi
bed
sariir
pillow
barkin
shelf
khaanad
window
dariishad
curtain
daah
decoration
qurxin
furniture
alaabta guriga
lamp
feynuus
bathroom
musqul qaweyska
toilet
musqul
mirror
muraayad
shower
qubeys
Kitchen
Jiko
spoon
Qaado
fork
fargeeto
knife
Midi
plate
Saxan
cup
Koob
water glass
galaaska biyaha
table
Miis
dining table
Miiska qadada
chair
Kursi
bottle
Dhalo
fridge
tallaajo
freeze
Qaboow
coffeemaker
kafee sameeye
microwave
Burjikada korontada
sink
quusin
faucet
qasabad
pan
bir daawo
stove
shoolad
oven
foorno
dishwasher
weel dhaqe
-
Rooms
Qolal
-
How many rooms are in your house?
Immisa qol ayuu leeyahay gurigaaga?
-
We have two bedrooms, a living room, a kitchen and a storage outside.
Waxaan leenahay labo qol jiif, qol fadhiga, jiko iyo bannaanka.
-
What kind of apartment do you need?
Guri noocee ah ayaad u baahan tahay?
-
I need a three bedroom apartment with a large kitchen, a balcony, a bathroom and a toilet.
Waxaan rabaa sedex qol oo jiif ah jikad weyn, balakoon, musqul iyo suuli.
-
I need to change mattresses in my room. Do you know where can I buy?
Waxaan u baahanahay inaan bedesho furaashyada qolkayga ku yaal. Ma ogtahay xagee laga iibsan karaa?
-
There is a good shop outside the city. Let me write you the address.
Waxaa ku yaal dukaan wanaagsan magaalada banaankeeda. Aan ku qoro cinwaanka.
-
Kitchen
Jikada
-
How often do you cook at home?
Immisa jeer ayaad guriga ku karisaa?
-
I mostly cook on the weekends but there are times I cook during the week as well.
Badanaa waxaan karsadaa maalmaha fasaxa ah laakiin waxaa jira waqtiyo aan karsado inta lagu jiro usbuuca sidoo kale.
-
Do you need to repair something in the kitchen?
Ma u baahan tahay inaad wax ka hagaajiso jikada?
-
Yes, the kitchen needs to be repaired because it is old.
Haa, jikada waa loo baahan yahay in la dayactiro waayo waa duug.
-
Where can I buy a good dining table for six?
Halkeen ka iibsan karaa miis cunno wanaagsan oo lix ah?
-
I know a good shop. I can take you there.
Waxaan aqaan dukaan wanaagsan. Halkaas ayaan ku geyn karaa

